Real Madrid oo barbaro lagu qabtay

0
268

Baladweyne(Radio Beerlula)- Real Madrid ayaa barbaro gashay kulankoodii ugu horeeyay xilli ciyaareedka ee garoonka Santiago Bernabeu iyagoo barbaro 1-1 kala kulmay kooxda yar ee Real Valladolid. Tababare Zidane ayaa madax xanuun ay ku tahay natiijadaan madaama xilli ciyaareedkii hore ay dhibco badan ku dhumiyeen gurigooda.

Real Madrid ayaa koontarooleysay ciyaarta qeybteedii hore iyagoo abuuray fursado ciida ka badan, Toni Kroos ayaa ahaa xiddiga kaliya ee dhameystiray dhamaan 53dii baas ee uu sameeyay, waxaana uu qeybtii hore kaliya abuuray afar fursadood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here