Baladweyne (Radio Beerlula)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Dhaqaalaha Soomaaliya oo lagu soo bandhigay fursadaha ganacsi ee la xiriira wax-soosaarka dalka ee dhinacyada Beeraha, Kalluumeysiga, Warshadaha iyo Tamarta.
Shirka ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiiro xildhibaano ka tirsan golaha shacabka qubro dhinaca dhaqaalaha ah iyo madax ka socotay Bangiyada Dalka.
Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan