Rodriguez Uu Qarka U Saaran Inuu Si Lama Filaan Ah Ugu Wareego Koox Ay Si Weyn U Xafiiltamaan Real Madrid

0
337

Baladweyne(Radio Beerlula)- James Rodriguez ayaa si lama filaan ah islamarkaana amakaak ku noqon doona taageerayaasha Real Madrid ugu wareegi doona Atletico Madrid iyadoo kooxda ay ku dhow dahay inay dhameystirto heshiiska ay xiddiga reer Colombia ku keeneyso garoonka Wanda Metropolitano.

Sida saaka lagu daabacay wargeyska Madrid ka soo baxa ee Marca, xiddiga khadka dhexe ee Colombia ayaa doonaya inuu sii joogo oo ku noolaado Madrid halka Ateltico Madrid ay soo jiidatay tayada ciyaaryahanka, iyadoo ciyaaryahanka shaqsi ahaantiisa uu doonayo inuu magaalada dhexdeeda isaga kala dhex goosho.

Waxay maalmihii u danbeysay u muuqatay in James Rodriguez uu u waHaddii James uu u wareego Wanda Metropolitano waxa uu noqonayaa ciyaaryahankii labaad ee Real Madrid ee magaalada dhexdeeda isaga kala gudba ka dib markii xiddiga khadka dhexe Marcos Llorente uu xagaagan u wareegay Atletico.reegayo kooxda Napoli iyadoo tababare Carlo Ancelotti uu ku hanweynaa inuu dib u la midoobo xiddiga reer Colombia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here