Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay waxaa ka da.ay Robab dabeylo iyo dufaano watey kuwasoo dhibaatoyin daran u gestey dadka baahiyaha gaarka ah qabo Ee ku nool xaryaha barakacyaasha magaladaasi
Dadkan ayaa dagan guriyo ku sameysan baco iyo marooyin la isku geeyay kasona celin karin dhibicda roobka iyo qoraxda malintii.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


