Roob sameyn ku yeeshay isku socodka oo ka da’ay Baladweyne.

0
71

Baladwayne (Radio Beerlula )-Maamulka macalimiinta iyo ardayda iskuulka Hoose dhexe Sare Buundo Wayn ee magaalada Baladweyne ayaa bulshada ka codsaday in dayactir loogu sameeyo wadada soo gasho iskuulka taasi oo saameeyn ku yeeshay Roobka Dayrta.

Wadadaan ayaa ku taala Xaafadda Buundo wayn gaar ahaan Suuqa qudaarta ee Baladweyne taasi oo muhiim u ah Isku socodka Waxbarashada iskuulka iyo ganacsiga.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey