Roobab ka Da’ay Dhoobley oo sameyn ku yeeshay isku socodka ganacsiga deegaanka.

0
134

Baladweyne (Radio Beerlula)-Roobab xoogan oo ka da’ay Magalada Dhoobleey ee jubbada Hoose ayaa saameeyn kuyeshay dhaq dhaqaaqa ganacsiga iyo dad weynaha magaladaasi.

Wadooyinka ugu mihiimsan ee magaalada iyo qaar kamid ah goobaha ganacsiga ayaa waxaa galay biyaha roobka oo aad u badnaa taas oo sababtay ineey yaraadaan dadkii wax ka iibsa jiray ganacsatada.

Wabixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud