Roobab khasaaro geystay oo ka da’ay deeganno ka tirsan koonfur galbeed.

0
83

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaaradda Gar-gaarka koonfur-galbeed oo shir jaraa-id kuqabtay Magaalada Baydhabo ayaa waxa uu kaga hadlay saameynta roobabka kada,ay qeeybo kamid ah degmooyinka iyo deeganada koonfur-galbeed.

Qasaare iskugu jiro dhimasho iyo mid hantiyadeed ayaa kadhashay roobabka kada,aday deeganada Koofurgalbeed.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.