Baladweyne(Radio Beerlula)- Xili lagu gudo Jiro Xili Roobaaadkii guga islamarkana jidadka magaalada Baladweyne ay dhax fadhiyan biyo ka dhshay roobka, ayaa waxaa ay sameyn u yeelatay ganacsatada yaryarka ee loo yaqaano waratada kuwaasoo hareeraha wadooyinka ku iibiya agbyo kala duwan.
Ganacsatadan yaryarka ayaa inta badan iibiya dharka iyo kabaha.
Dhalinyaradan oo ku ganacsata suuqa Yoobsan ee magaalada Baladweyne ayaa ka codsaday maamulka inay jey lagu shubo wadada dhaxmarta suuqa Yoobsan oo ay ku ganacsadan.
Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.