Baladweyne ( Radio Beerlula )-Roob xoogan oo ka da’ay Magalada Baladweyne ayaa saameeyn kuyeshay dhaq dhaqaaqa ganacsiga suuqa qudaarta ee Baladweyne .
Meelaha ugu muhiimsan ee suuqa ayaa waxaa fadhiya biyo iyo dhiiqo kuwaasi oo caqabad ku noqday isticmaalka suuqa Qudaarta waxaana ka dhala kara cuduro kala duwan.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.


