Rugta ganaacsiga Hirshabelle oo sheegtay in isbadalka cimilada aawgiis sanad walba malaayiin dollar lagu khasaaro fatahaada Baledweyne

0
76

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dadaadka iyo abaaraha ka dhashay isbadalka cimilada ayaa dhibaato badan ku haya beeraleyda gobolka Hiiraan kuwaasoo sannad kasta la kulma daadad la taga dalagyadii ay barteen.

Sidoo kale ganacsatada magaalada Baladweyne ayaa sannad kasta ku hanti waaya fatahadda soo noqnoqday ee u geysto webiga shabeelle.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.