RW ku xigeenka dalka oo Muqdisho ka daah furay tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir.

0
572

Baladweyne(Radio Beerlula)- RW ku xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Mahadi Maxamed Guuleed khadar ayaa si rasmi ah u daah furay tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir, waxana tartankan lagu daah furay degmooyinka Waaberi iyo Xamar weyne.

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya  Khadiija Maxamed Diiriye , Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed, xildhibaano ka tirsan baarlamanka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan maamulka gobolka Banaadir ayaa goob joog ka ahaa daah furka tartankan.

RW ku xigeenka dalka Mahad Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay in ciyaaraha ay kaalin weyn ka qaatan isdhagaxgalka bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here