RW Soomaaliya oo haweenka Soomaaliyeed ku booriyay inay midnimo muujiyaan

0
293

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo soo xiray shirweynaha qaran ee haweenka kaasoo in muddo ah ka socday magaalada Muqdisho.

Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay in haweenka looga baahan yahay inay ka shaqeeyaan midnimada isago sheegay in haweenka Soomaaliyeed ay kaalin mug leh ka qaateen horumarka iyo dowladnimada dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here