Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Bare ayaa magaalada Muqdisho ka Daah_Furay shirka Bandhigga tiknoolijiyadda Beeraha Soomaaliya.
Bandhigaan oo aay soo agaasintay wasaaradda Beeraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan Dolwlada dhaxe iyo xubno ka socda wasaaraddaha Beeraha dowlad goboleedyada dalka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.