Saaynisyahanno sameeyey qalab qofka lixaadka waxkaqaba ka caawinaya socodka.

0
271

Baladweyne(Radio Beerlula)- khubaro ka soo jeedda dalka Faransiiska  ayaa sheegay inay ku guuleysteen in qalab lagu mgacaabo teknooloojiyad cusub ee exoskeleton kaasoo dadka lixda laxaad qabin u sahlaya inay socdan.

Thibault oo 30 jir ah ayaa marki ugu horreysay socoday waxayna saynisyahannadu sheegeen in socodkiisa ugu horreeyey uu ku sameeyey shey baarka qalabkaasi lagu sameeyey dhexdiisa.

Thibault waxaa madaxa looga sameeyey laba qalliin waxaana dhinacyada maskaxda la geliey aalad qalbka socodka ka caawinayo.

64-ka qaybood uu qalabkaasi ka kooban yahay wuxuu la shaqeeynayaa maskaxda wuxuuna qalabkaasi uu la shaqeeynayaa aalladda Koombiyuutarka.

Barnaamijka Koombiyuutarka oo ah mid ay tayadiisa iyo awooddiisuba sarreyso xogta soo gaadho wuxuu u baddalayaa amar uu qalabka qofka loo xiro uu qaato uuna ku shaqeeyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here