Saddex Ceel biyood oo laga hirgelinayo gobolka Sanaag oo la dhagax dhigay.

0
183

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Somaliland mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa dhagax dhigay saddex Ceel Biyood oo laga hirgelinayo Gobolka Sanaag.

Munaasibada waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Khayraadka Biyaha Gobolka Sanaag ka Degmada Ceerigaabo iyo Masuuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here