Saddex musharax oo buuxiyay shuruudaha lagu xiray doorashada guddoomiyaha ururka dhalinyarada gobolka Hiiraan

0
306

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha guddiga doorashada guddoomiyaha ururka dhalinyarada gobolka Hiiraan Cabdiwahab Abukar Xassan ayaa radio Beerlula u sheegay in saddex musharax  ay soo buuxiyeen shuruudaha laga rabay shaqsiga u tartamaya guddooomiyaha ururka dhalinyarada gobolka Hiiraan.

Cabdiwahab Abukar Xassan ayaa sheegay in guddoomiyaha ururka dhalinyarada ay dooran doonan xubno kala socda shanta degmo ee gobolka, isagoo musharixinta kula dardaarmay inay nidaamka ilaaliyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here