Baladweyne (Radio Beerlula)-Safiirka Talyaaniga u jooga Soomaaliya ayaa maanta agab waxbarasho ku wareejiyey maamulka Dugsiga Shariif-qulateyn oo ka mid ah iskuullada magaalada Muqdisho.
Agabkan ayaa iskugu jiray buugaag qalimaan sabuuro iyo agab kale.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan