Saldhig laga hergeliyay Hargeysa oo xariga laga jaray.

0
70

Baladwayne (Radio Beerlula )-Maareyaha Ha’adda duulista hawada somaliland Omar sayid cabdulahi adaan ayaa xariga ka jaray saldhiga cusub oo dhowaan laga dhisay Xaafada Masalaha ee magaalada Hargeysa

xarig jarka saldhiga cusub ayaa waxaa ka soo qeyb galay sarkiil  madaxa ka socotay mamulka somalilnd iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen