Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dagmada Ceeldheer ayaa lagu qabtay munaasabad xariga looga jarayay dhismaha iyo qalabeyn lagu sameeyay Saldhiga Booliska Degmada Ceeldheer kasoo ay iska kashadeen dowladda soomaalia maamulka galmudug iyo Midowga yurub
Munaasabada lagu daahfurayey Dhismaha Saldhiga Booliiska Degmada Ceeldheer.
Warkan waxaa Inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.


