Baledweyne ( Radio Beerlula )-Taliyaha Booliska qeybta gobolka Mudug ee Galmudug ayaa xarig ka jaray saldhiga booliska deegaanka Saaxa-wanaag ee gobolka Mudug
Xarig jarkan ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka gobolka mudug sarkiisha ciidanka booliska odyaasha deegaanka iyo ururada bulashada.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.
Audio Player