Saldhiga booliska deegaanka Awdiinle oo xariga laga jaray.

0
172

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Amniga maamulka koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Xasan Cabduqaadir ayaa xariga ka jaray Dhismaha Saldhiga Booliiska ee deegaanka Awdiinle.

Munaasabada xarig jarka Saldhigaan waxaa goob joog ahaa Wasiiro ,Taliyaha qaybta Booliska Gobalka Bay iyo mas’uuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here