Saldhiga booliska iyo maxkamadda marka oo xariga laga jaray

0
55

Baladweyne (Radio Beerlula)-gudoomiyaha maamulka gobolka shabeelada hoose maxamed Ibraahim bare ayaa xariga kajaray Saldhiga Booliska iyo xarunta Maxkamada degmada Marka ee gobolka shabeelada hoose

madashada xarig jarka ayaa waxa ka qeyb maamulka degmada marka taliyaha booliska degmada marka iyo mas’uuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo hayaMaxamed Yuusuf Cabdulahi