Saldhiga Booliska magaalada Jawiil ee gobolka Hiiraan oo xariga laga jaray.

0
174

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Jawiil ee Gobalka Hiiran ayaa lagu qabtay Munaasabad xariga looga jarayay Saldhig Boolis oo ay yeelanayso Magaalada Jawiil waxaan si isku tashi ah kudhisaya Saldhiga Booliska ,Shacabka Magaalada Jawiil iyo maamulka magaladaasi.

Munaasbadda xarig jarka waxaa ka qayb galay taliyaha Saldhiga Booliska Bobalka Hiiraan korneel Isxaaq Cali Cabdulle ,  Xidhibaan Maxamuud Cabdulaahi Axamed , wasiirka arrimaha Gudaha dowalada Gobaleedka Hirshabeelle Cabdi Daahir Guure karoore Gudoomiyaha Magaalada Jawiil iyo qaybaha kale duwan ee bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.