Saldhiga degmada duruqsi ee gobolka Togdheer oo xariga laga jaray.

0
168

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudoomiye ku-xigeenka gobolka Togdheer Cabdiraxmaan xiis Yuusuf ayaa xariga kajaray saldhiga Booliska Degmada duruqsi oo lagu dhisay isku tashi bulsho.

Munaasabada xariga jarka ayaa waxaa ka qayb galay maamulka gobalka togdheer qaar kamid ah xildhibaanada golaha deegaanka ee magaalada Burco iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.