Sara u kac ku yimid qiimaha Caanaha Geela Suuqyada Baladweyne

0
152

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa sare ukac laga dareemayaa Qiimaha Caano Geelka lagu iibiyo suuqyada magaalada Baladweyne kadib markii ay yaraadeen Caanahii la keeni jiray suuqyada.

Koobada Caan Geelka ayaa hadda maraya qiimo dhan 1dollar halka markii hore la iibinjiray qiimo dhan 0.5.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here