Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa Sara u kac xogaan laga dareemayaa qiimaha la iibiyo hilibka geela tasoo ay sababta yaraanshiyaha geelii la keeni jiray maagalada Baladweyne
Kiilada Hilibka geela ayaa mareyo qiimo dhan 8 doolar halka markii hore la iibin jiray 6 doolar
Warkan waxaa inoo hayso Xaawo Aadan Xuseen.