Sara u kac ku yimid qiimaha kalluunka ee suuqyada magaalada Muqdisho.

0
92

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Waxa sare ukac laga dareemayaa qiimaha la iibiyo kalluunka Noocyadiisa kala duwan ee Suuqyada magaalada Muqdisho.

Sare u kacaan ku yimid qiimaha la iibiyo kalluunka ayaa waxaa sababay maadaamaa lagu gudo jiro bisha barakeysan ee Ramadaan bulshada ay aad u iibsanayaan islamarkaana bada laga waayay kalluunkii laga keeni jiray.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.