Baladwayne (Radio Beerlula )-Waxa sare u kac laga dareemaya Qiimaha la iibiyo nuucyada kala duwan ee Agabka Waxbarashada suuqyada Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan.
Sare u kacaan ku yimid agabka waxbarashad sida Miisaska , kuraasta , Buugaagta muqararka ayaa waxaa sababay kadib markii inta badan goobaha waxbarashadda magaalada Baladweyne ay waxyeelo u geysatay fata hadii webiga shabeelle.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey