Sara u kac ku yimid qiimaha la iibiyo Hilibka Geela Suuqayad Baladweyne

0
160

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa sare ukac laga dareemayaa Qiimaha hilibka Geelka lagu iibiyo suuqyada magaalada Baladweyne kadib markii ay yaraadeen xoolahii la keeni jiray suuqyada.

Kiilada hilib Geelka ayaa hadda maraya qiimo dhan 7.5$ dollar halka markii hore la iibinjiray qiimo dhan 6$ dollar.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here