Sara u kac ku yimid qiimaha la iibiyo qudaarta suuqyada magaalada Baladweyne

0
143

Baladwayne  ( Radio Beerlula )-Suuqa lagu iibiyo qudaarta oo ku yaalla xaafadda Buundaweyn ee magaalada Baladweyne ayaa Laga dareemayaa sara ukac xoogan oo ku yimid qiimaha qudaarta sababo la xariirto bisha barkeeysan ee Ramadaan oo ay dadka inta badan iibsadaan qudaar ka badan tii ay hore u isticmaali jireen.

Nuucyada qudaarta ee sare u kaca uu ku yimid ayaa waxaa kamid ah Mooska, qaraha Badiiqa Yaanyada , basasha, iyo bocorka,

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.