Sara u kac ku yimid qiimaha la iibiyo raashinka suuqyada Jowhar.

0
206

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa sara ukac laga dareemaya qiimaha la iibiyo raashiinka suuqyada magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelada dhexe.

Sara ukacan ayaa waxaa sababay roobka oo saameyn ku yeeshay wadada xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar taas oo inta badan gaadiid leeyda isticmaali jireen.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin