Sara u kac ku yimid qiimaha qudaarta suuqyada Muqdisho.

0
198

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Suuqyada lagu iibiyo Khudaarta ee Maagalada Muqdisho ayaa laga dareemayaa Sare u kac balaaran oo ku yimid qiimaha Khudaarta.

Qiimaha Jiirgaanka Yaanyada ayaa la iibin jiray 2 dollar hada waxa uu maraya 10 ilaa 8 dollar halka kabsar caleenta la iibin jiray 1.5 dollar iminka waxa ay mareeysaa 15 dollar waxaa sababay roobka Gu’ga oo ka curtay qaar kamir ah Deeegaanada Soomaliya kaasi oo xiray wadooyiinkii ay soo mari jireen gaadiidka sida Khudaarta.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here