sara u kac ku yimid qiimaha rashiinka wadaniga ah ee lagu iibiyo Baladweyne

0
174

Baladweyne (Radio Beerlula)-Suqyada magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ee lagu iibiyo rashiinka dalka ka soo go,a ayaa waxaa laga daremaaya sara u kac ku yimid rashiinka wadaniga ah waaxana sababay abaraha ka jiro dalka

Rashiinka sara u kaca ku yimid waxaa ka mid ah digirta qamdiga iyo galeyda

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.