Sara u kac ku yimid qiimahii shidaalka lagu keeni jiray Baladweyne

0
196

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ganacsatada iibisa shidaalka suuqyada Baladweyne ayaa saameyn kala kulmay sara u kac ku yimid qiimihii ay kusoo iibsa jireen shidaalka sababa la xiriira badxeranka

 

Fuustada Shidaalka ayaa markii hore ganasatada laga soo sii jiray 180 dolar halka hada laga siiyo 190 dolar

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here