Baledweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa Sare u kac laga dareemayo qiimahala iibiyo rashiinka dalka sida galeeyda digirta masgada Suuqyada magaalada Baydhabo.
Sara u kacan ayaa waxaa sababay in ay aad u yaradeen wax soo saarkii beeraha iyo bulashii oo aad u isticmaasho dalagyada dalka kuwasoo fahmay wax tarkisa.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.


