Sara u kac laga dareemayo qiimaha xoolaha lagu iibiyo Suuqyada Baladweyne

0
244

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Suuqyada lagu iibiyo xoolaha ee magaalada Baladweyne ayaa laga dareemayaa sara u kac balaaran oo ku yimid qiimaha la iibiyo Xoolaha.

Xoolaha  Sara u kaca ku yimaadeen ayaa waxaa kamid ah Orgida oo la iibin jiray 35 hada ay maryaan 150 dollar ilaa 100 dollar sidoo kale Dibida ayaa iyagana la iibin jiray 250 dollar ilaa 300 dollar balse hada ay marayaan 500 dollar Sara u kacaan ayaa sababay bilaabashada Dhoofinta xoolaha ee ĺoo dhoofiyo Wadamada carabta oo laga bilaabay Baladweyne iyada oo loo diyaarinaayo Ciida Carafada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here