Baladweyne (Radio Beerlula)-Suuqa lagu iibiyo qeybaha kala duwan ee xoolaha ee degmada Dhoobley ee gobolka Jubada hoose ayaa laga dareemayaa sare u kac xooggan.
Sare ukaca kuyimid xoolaha ayaa sa sababay kadib markii ay bateen wadamada loo iib geeynayo sida kenya iyo wadamo kale
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.