sara u kac uu ku yimid qiimaha la iibiyo qudaarta iyo maacuunta suuqyada magaalada Muqdisho

0
203

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxa sare u kac laga dareemaya Qiimaha la iibiyo nuucyada kala duwan ee khudaarta iyo maacunta suuqyada magaalada Muqdisho.

Sare u kacaan ayaa sababay u diyaar garowga bisha barakaysan ee Ramadaan oo fooda inaga soo haysa.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waney