Sara ukac ku yimid qiimaha raashiinka wadaniga ah ee lagu iibiyo suuqyada Baladweyne

0
127

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa Sara ukac laga dareemayaa Qiimaha la iibiyo raashinka wadaniga ah sida Galeeyda, Misirta ,Salbugtada iyo digirta suuqyada Baladweyne.

Galayda ayaa markii hore la iibi jiray 15 dlr iyadoo hadda lasiisto 22 dlr masagada ayaa sidoo kale la iibi jiray 28 dlr halka hadda aay gaartay 32 ilaa 33 dlr waxaana sara ukacan sababay dalagyadii soo go-i jiray oo yaraaday.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahra Ibrahim Dhicisoow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here