Sara ukac uu kuyimid qiimaha shidaalka suuqyada magaalada Hargeysa

0
172

Baladweyne (Radio Beerlula)- Waxaa sare ukac uu kuyimid qiimaha shidaalka suuqyada magaalada hargeysa kadib markii uu shidaalka ka qaaliyoobay dalalkii laga keeni jiray taasi oo saameyn ku yeelatay darawalada kaxeeya gaadiidka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.