Sare u kac balaaran oo ku yimid qiimaha la iibiyo raashiinka ee Baladweyne.

0
89

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Waxaa sara ukac xoogan laga dareemayaa Qiimaha la iibiyo raashiinka nuucyadiisa kala duwan ee suuqyada magaalada Baladweyne kadib markii ay magaalada ay saameysay fatahaadda wabiga shabelle.

Qiimaha Kiishka sokorta ah ayaa gudaha magaalada Baladweyne ka jooga 60$ halka xaafadda Ceel-jaalle oo ay dadka badankood u barakaceen lagu iibinayo 48$.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.