Sare u kac ku yimid Qiimaha la iibiya Mallaayga Muqdisho

0
18

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Sare u kac xoogan ayaa ku yimid Qiimaha la iibiya Malaayga suuqayada maagalada Muqdisho

Sara u kaca Mallaayga ayaa sababay Isbadalka Cimilada taasoo yareeysay Mallaayga laga heli jiray xeebaha maagalada Muqdisho.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here