Sare u kac ku yimid qiimaha la iibiyo khudaarta suuqyada Hargaysa

0
64

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa sara u kac yimid qiimaha la iibiyo khudaarta suuqyada magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland.

Sara u kacaan ayaa waxaa sababay kadib markii aay suuqyada ka go,een khudaartii ka imaan jirtay Dalka Itoobiya sida Babaayga , Tufaaxa iyo Saytuunka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.