Sare u kac ku yimid qiimaha qudaarta Baydhabo

0
170

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa Sara u kac laga dareemayo Qiimaha laiibiyo nuucyada kala duwan qudaarta suuqyada magaalada Baydhabo ee gobalka Baay kadib markii Roobab ay ka da Deen gobalkaasi.

Qudaarta sare u kac ku yimida waxaa kamid ah Bardhada koostada bashasha iyo kaarootada.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here