Sare u kac ku yimid qiimaha qudaarto suuqyada magaalada Baydhabo

0
142

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa sare u kac uu ku yimid qiimaha qudaarto lagu iibiyo suuqyada magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Qudaarto qiimaha la iibsado oo sare u kaca ku yimid islamarkana lagu iibiyo suuqyada magaalada Baydhabo ayaa waxaa kamid,babanooniga,ansalatada,Basasha iyo liinta.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here