Baladwayne ( Radio Beerlula )-Sare u kac xogan ayaa ku yimid qiimaha shidaalka suuqyada magaalada muqdisho kadib markii uu shidaalka ka qaaliyoobay dalalkii laga keeni jiray iyada oo uu saameyn ku yeelatay darawalada kaxeeya gaadiidka
qiimah shidalka ayaa waxaa uu hadda marayaa literkii 1dolar halka markii hore uu mari jiray qiimo dhan 0.6senti.
Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.