Sare u kac ku yimid qiimaha shidaalka suuqyada Hargeysa.

0
90

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Waxaa sare u kac laga dareemayaa Qiimaha Shidaalka suuqyada magaalada Hargeysa kadib markuu yaraaday shidaalkii la keeni jiray magaaladaasi.

Sare ukac shidaalka ayaa waxaa saameen badan kale kulmay gaadiidleeyada kale duwan ee magaalada Hargeysa.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.