Sare u kac ku yimid qiimaha xoolaha ee magaalada Ceerigaabo

0
131

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa Sara u kac laga dareemaya Qiimaha la iibiyo xoolaha Suuqyada magaalada Ceerigaabo.

Sara u kacaan ku yimid qiimaha la iibiyo xoolaha ayaa waxaa keenay u diyaargaroowga maalmaha carafa iyo Xajka.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.