Sare u kac laga dareemayo qiimaha kaluunka suuqyada Kismaayo.

0
179

Baladweyne (Radio Beerlula)-Suuqa weyn ee lagu iibiyo kalluunka ee magaalada Kismaayo ayaa laga dareemayaa sare u kac dhinaca qiimaha lagu kala iibsanayo kalluunka.

Sare ukaca kaluunka ayaa waxaa sababay dabeeylo xoogan oo bada kadhacaya iyadoo dabeylaha ay sababeen kaluunyari baahsan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.