Sare u kac laga dareemayo suuqyada xoolaha deegaanka Biyo-Cade ee gobalka Shabeelaha Dhexe.

0
147

Baladweyne(Radio Beerlula)-Waxaa Sare u kac balaaran laga dareemaya qiimaha xoolaha nool ee lagu Iibiyo suuqyada deegaanka Biyo-Cade ee gobalka shabeelaha Dhexe.

Sare u kaca Xoolaha ayaa waxaa sababay dhoofkii xoolaha oo dib u biloowday iyo roobabka guga oo dalka ka biloowday.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.